Guddiga Dib u eegista Dastuurka oo ka hadlay Dastuurka la sheegay in la xaday

Wararka Maanta

Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saarey Warsaxaafadeed ku saabsan wararka la isla dhexmarayo ee saxnimada Dastuurka hada jira.