Darafta Dastuurka la helay waa Dar Xumo Cusub!!

Darafta Dastuurka la helay waa Dar Xumo Cusub!! Gudoomiye ku Xigeenka 1-Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Shiikh Ibraahim Muudey oo horay uga dhawaajiyay in Dastuurka lagu Shaqeeyo uusan ahayn kii Rasmiga ahaa,  lana Xaday Dastuurkii Ergadu Saxiixday ayaa keenay Nuqul kamid ah Dastuurkaas. Hadaba maxuu yahay Dastuurka la soo helay? Muudey Waxuu Golaha Shacabka u […]

Continue Reading

Dowlada oo ka hadashay Hubkii lagala baxay Xerada Gen. Gordon

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) ayaa waxa uu beeniyay wararka sheegaya Hub lagala baxay xerada gen, Gordan in lagu dhex iibinayo Suuqyada Magaalada Muqdisho. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa shalay soo bandhigtay sawirada Hub ay sheegtay in laga soo qafaashay xerada Gen. Gordan oo ku taalla degmada Hodan ee Gobolka […]

Continue Reading

C/Wali Gaas:“Soomaaliya ma ahan Muqdisho, Muqdishana ma ahan Soomaaliya.”

C/wali Maxamed Cali (Gaas), Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa weerar afka ah ku qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib hadal uu warbaahinta ku siiyay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta. Gaas ayaa marka hore sheegay in Puntland ay geli karto heshiisyo caalami ah, wuxuuna tilmaamay Magaalada Muqdisho oo xarunteedu tahay Dowladda dhexe in aysan matalin Soomaaliya oo dhan. […]

Continue Reading

Golaha Shacabka oo maanta soo gebagebeynaya dhageysiga Khudbaha Musharixiinta

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lafilayaa in maanta ay soo geba gebeeyaan dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Golahaasi. Xubnaha maanta soo bandhigaya barnaamijyadoodi siyaasadeed aytaa waxaa ay kala yihiin. 1 Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur 2- Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal 3- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 4- – Xildhibaan Shariif […]

Continue Reading

Dowladda Federaalka oo laashay heshiis lala galay shirkada Ajnabi ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay cadeyneyso heshiiska saxaafadda laga sheegay ee lala galay shirkadda SKA inuusan aheyn mid waafaqsan Habraaca Dowliga ah ee ay dejisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. C/raxmaan Ducaalle Bayle oo ah Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay heshiisyada nuucaan oo kale ah ee lala […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo Xaflada soo dhaweyn ah loogu Sameeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa caawa waxaa Hotel Makka Almukarama ee magaalada Muqdisho loogu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah oo si heer sare ah loo soo abaabulay. Xafladan ayaa waxaa diyaariyey dhalinyarada magaalada Muqdisho, Waxaana kasoo qeybgalay Masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka oo ay ka mid yihiin, […]

Continue Reading

PM Khaire: Somalia will start printing currency soon

Prime Minister, Hassan Ali Khaire said that international partners have agreed that Somalia had made visible changes in public finance management, good governance and economic recovery. The PM’s comments came after a recent high-level roundtable in Washington attended by Somalia’s Finance Minister, Abdirahman Beileh, lauded the developments made by Somalia in the financial sector. PM […]

Continue Reading

Musharixiinta Gudoomiyaha Barlamaanka oo maanta Khudbado Jeedinaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona khudbadaha Musharaxiinta u tartamaya Xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka. Musharaxiinta buuxiyay shuruudihii looga baahnaa ayaa waxa ay gaarayaan 11 Musharax, waxaana maanta ay dhamaantood hortagayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha ayaa Xildhibaanada iyo Musharaxiinta ka codsaday in ay waqtiga ilaaliyaan oo […]

Continue Reading