Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo saddexdii biloodba mar la qabto waxaa looga hadli doonaa amniga guud ee dalka, hannaanka federaalaynta, wadaaga khayraadka dalka iyo tayeynta iyo isku dhafka ciidamada. Agaasimaha Warfaafinta […]
Continue Reading