Marco Asensio Oo Seegi Doona Kulanka Alaves
Marco Asensio ayaa shaki ku jiraa inuu ciyaari karo kulanka La Liga ee ay la ciyaarayaan Alaves galabta Sabtida ka dib markii ciyaaryahanka reer Spain uu seegay tababarkii ugu danbeeyay ee kooxda ka hor kulankaan. Asensio ayaa 90 daqiiqo ciyaaray mid kasta oo ka mid ah labadii kulan ee ugu danbeysay ee Real Madrid, waxa […]
Continue Reading