Steven Gerrard: ‘Mohamed Salah waa ciyaaryahanka ugu wanaagsan Afrika ee Premier League’

Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa ku tilmaamay Mohamed Salah ciyaaryahanka ugu fiican Afrika ee abid ka ciyaara Premier League. Salah ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareedkiisii labaad ee England xilli ciyaareedkaan, taasoo keentay  inuu 24 gool dhaliyay. Weeraryahankii hore ee Chelsea ayaa ku hogaamiyay Liverpool booska seddexaadee horyaalka, iyadoo kooxda Jurgen Klopp ay dooneyso inay ksoo […]

Continue Reading

Ousmane Dembele Oo U Dhaqaaqaya Arsenal

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Barcelona Ousmane Dembele ayaa lagu soo waramayaa inuu cadeeyay inuu u furan yahay inuu xagaaga u dhaqaaqo Arsenal. Bishii August, Barcelona ayaa £ 94.5m ku qaadatay Dembele xiligaas oo uu u ciyaarayay Borussia Dortmund , laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeysay ku qaatay Camp Nou […]

Continue Reading

Paris Saint-Germain Oo Dooneysa Zinedine Zidane Inuu Bedelo Unai Emery.

Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay qeexday Zinedine Zidane inuu bedeli karo Unai Emery. Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkan  horaantiisa ku bilowatay qaab ciyaaeed xun, taaso eentay in Zidane shaki la galiyo mustaqbalkiisa kooxda ku ciyaarta Bernabeu. Inkastoo Emery uu ku guuleystay 79 kulan 100 kulan oo uu saftay Parc des Princes, macalinka reer […]

Continue Reading

Miyuu Tababare Jurgen Klopp Nasiin Doonaa Qaar Kamid Ah Ciyaartoydiisa?

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in uu rajeynayo in ay soo laabtaan ciyaartoydiisa muhimka ah kulanka caawa ee Champions League ay la ciyaarayaan kooxda Porto. Reds ayaa 5-0 ku badisay lugta hore ee wareega 16-ka, lakiin ka hor kulanka muhimka ah ee Premier League ee Manchester United Sabtida, macalinka Jarmalka ayaa u sheegay […]

Continue Reading

Arsenal Oo Ka Fiirsaneysa Mikel Arteta Inuu Bedelo Arsene Wenger

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in caawiyaha macalinka kooxda Manchester City ee Mikel Arteta uu noqon karo bedelka tababare Arsene Wenger. Cadaadiska kooxda uga imaanaya Wenger qeyb ka noqday 22sanno uu joogay Gunners oo haatan 13 dhibcood ka hooseysa boosaska Champions League iyo 33 dhibcood ka danbeysa naadiga hogaanka horyaalka Barclays Premier League haysa. Wenger […]

Continue Reading

Jurgen Klopp: ‘Simon Mignolet ma faraxsana’

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa qiray in goolhaye Simon Mignolet uusan ” faraxsaneyn” ka dib markii uu noqon waayay goolhayaha koowaad ee kooxda. Horaantii xilli ciyaareedkan, Klopp ayaa isku bedeelayay Mignolet iyo Loris Karius, iyadoo horay loo doortay inuu ciyaaro horyaalka halka Karius uu safto Champions League iyo koobabka kale. Tababaraha Jarmalka, ayaa doorbiday Karius […]

Continue Reading