John Terry Oo Ka Fikiraya Inuu Aston Villa Sii Joogo
Daafaca kooxda Aston Villa John Terry ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsanayo inuu qandaraaska u kordhiyo kooxda West Midlands sannad kale. Daafacii hore ee Chelsea Terry, kaasoo heshiis hal sanno ah u saxiixay Villa, ayaa doorbidaya inuu kooxda sii joogo ilaa 12 bilood oo dheeraad ah heshiiska uu kula joogo. Wargeyska The Telegraph ayaa […]
Continue Reading