Inter Milan Oo Xaqiijisay Inay Ceyrisay Frank de Boer
Inter Milan ayaa xaqiijisay inay ceyrisay Frank de Boer ka dib 14 kulan uu hogaamiyay kooxda San Siro. macalinka reer Holland ayaa naadiga ka dhisan dalka Talyaaniga qabtay bisha August , laakiin ka dib markii ay shan guul iyo toddoba guuldaro, milkiilayaasha kooxda ayaa go’aansaday anay ku bedelaan Roberto Mancini ka hor bilowga xilli ciyaareedka. Waxa […]
Continue Reading