Pepe Oo U Dhaqaaqaayo Chelsea

Daafaca kooxda Real Madrid Pepe ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsan doono inuu u dhaqaaqo Chelsea haddii marka uu ka tago garoonka Bernabeu. 33-sano jirkaan ayaa ahaa ciyaaryahan Madrid ah tan iyo sanadii 2007 xiligaas oo uu kaga soo biiray kooxda Porto, waxaana la aaminsan yahay in uu raadinaayo heshiis qaali ah. Wararka ayaa sheegaya in […]

Continue Reading