Neymar ayaa qalinka ku ugu duugay heshiis cusub oo shan sanno ah kooxda Barcelona.
Kooxda reer Catalans ayaa ku dhawaaqday Isniintii in xiddiga reer Brazil uu heshiis cusub u saxiixaayo naadiga.
24-sano jirkaan ayaa hore loola xiriiriyay inuu u dhaqaaqo Manchester United iyo Paris Saint-Germain, laakiin waxa uu doortay inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda, halkaas oo uu kula guuleystay sagaal koob.
W/D Hafsa Haaji
Comments are closed.