Olivier Giroud”Waan Ku Faraxsanahay Inaan Soo Laabto”

Ciyaaraha

sunderland-v-arsenal-premier-league

weeraryahanka Arsenal ee Olivier Giroud ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu dib ugu soo laabto kaidib markii uu kasoo kacay guushii ay naadigiisu ay ka gaartay kooxda Sunderland galabta isagoo laba gool dhaliyay.

xidiga reer france ayaa kaliya kasoo muuqday afar kulan xili ciyaareedkan, isagoo dhamaan kasoo kacay keedka, waxa uu furay akoonkiisa goolasha xili ciyaareedkan shan daqiiqo ciyaarta oo ah qaybtii labaad ciyaartii ka dhacday garoonka Stadium of Light.

Arsenal ayaa ku jirta booska labaad ee kala sareenta horyaalka Premier League.

 

W\D Hafsa Haaji