Harry Kane Oo Ku Faraxsaneyn Hishiiska Cusub Ee Tottenham Hotspur U Soo Bandhigayso

Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa inuu dalbaday mushaar ugu yaraan ah £ 120,000 todobaadkii ka hor inta uusan ogolaanin inuu qalinka ku duugo heshiis cusub kooxda Tottenham Hotspur. Wadahadaladii  heshiis cusub ee u dhexeeyay labada dhinac ayaa la fahamsan yahay in la joojiyey, sida xidiga heerka caalami ee dalka England uu diirada saarayo kaliya inuu […]

Continue Reading

Antoine Griezmann Oo Seegi Doono Kulanka Madrid Derby

  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa inuu seegi doono kulanka  La Liga todobaadka soo socda ee ay la ciyaarayaan kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid ka dib  dhaawac canqowga ah oo soo gaaray. 25-sano jirkaan ayaa kulankii isreebreebka koobka adduunka ee France la ciyaareen Sweden habeenkii jimcaha oo waxaa la fahamsan yahay […]

Continue Reading

Manchester United & Chelsea Oo Diyaar U Ah bisha Janaayo In Ay Ku Dagaalamaan James Rodriguez

Manchester United iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay isku diyaarinayaan dagaal ku aadan saxiixa kubad sameeyaha naadiga Real Madrid ee James Rodriguez marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo . laacibka reer Colombia  ayaa ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo  tababare Zinedine Zidane, taasoo keentay in  25-sano jirkaan  mustaqbalka caasimada […]

Continue Reading

Barcelona Oo Dalab Qaaliya Ka gudbinayso Philippe Coutinho

Barcelona ayaa isku diyaarineysa inay dalab £ 65 milyan si ay u soo jiidato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Philippe Coutinho xagaaga soo socda, sida lagu sheegay warbixin. 24-sano jirkaan ayaa lala xiriirinayay  kooxo dhowr ah oo yurub ah 12kii bilood ee la soo dhaafay, oo ay ku jiraan naadiga ay xafiiltamaan Barca ee Real […]

Continue Reading

Sergio Aguero Oo Aad Ugu Faraxsan Nolosha Manchester City

Sergio Aguero ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsanaa Tababaraha kooxda Pep Guardiola ka hor xilli ciyaareedkan, islamarkaana uu ku raaxaysanaayo nolosha  Manchester City . Xiddiga reer Argentina ayaa laga saaray ‘line-upka Citizens  kulankii Barcelona iyo Everton, taasoo keentay in su’aalo ku saabsan mustaqbalkiisa mudada dheer ee Guardiola iyo garoonka Etihad Stadium. Aguero ayaa tan […]

Continue Reading

Marquinhos Oo Doonaya In Neymar Uu Ku Biiro Paris Saint-Germain

Daafaca kooxda Paris Saint-Germain Marquinhos ayaa shaaca ka qaaday in uu aad ugu baahan yahay saaxiibkiisa reer Brazil Neymar inuu ku soo biiro garoonka Parc des Princes. Waxaa la fahamsan yahay in kooxda PSG ay diyaar u yihiin inay bixiyaan lacag rikoorka adduunka ah si ay ula soo wareegto Neymar , laakiin weeraryahanka ugu dambeyntii […]

Continue Reading

Zlatan Ibrahimovic Oo Qarka U Saaran Inuu Seego Kulanka Arsenal

Xiddiga Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa seegi kara kulanka ay kooxdiisa la ciyaarayso Arsenal bisha November 19-keeda. laacibka reer Sweden ayaa qaatay jaalihiisii shanaad ee xilli ciyaareedkaan ciyaartii United ay la ciyaartay  Swansea City maanta. 35-sano jirkaan ayaa soo afjaray abaar dhanka goolasha ah oo maalmaham heysatay isagoo labo gool ka dhaliyay Swans islamarkaana kaarka jaalaha […]

Continue Reading

Liverpool & Tottenham Hotspur Oo Baadi Goob Ugu Jira Weeraryahanka Kooxda Porto

  Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya Weeraryahanka Porto Moussa Marega gol leeyahay in dalab uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. xidiga reer Mali oo  25-sano jir ah ayaa haatan amaah ugu ciyaara Vitoria Guimaraes, halkaas oo uu dhaliyay toban gool sideedii kulan ee ugu horeysay  xilli ciyaareedkan horyaalka […]

Continue Reading

Cesc Fabregas Ma Isaga Tagayaa Kooxdiisa Bisha Janaayo?

Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in Cesc Fabregas uu ka tegi karo Stamford Bridge marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Horaantii todobaadkan, waxaa la sheegay in Fabregas – uu yahay mid ka mid ah xidigaha ugu mushaarka badan kooxda  – waxaana loo ogolaan doono in uu helo […]

Continue Reading

Juventus Oo Xaqiijisay Dhaawac Leonardo Bonucci

Juventus ayaa shaaca ka qaaday in daafaca dhexe ee kooxda Leonardo Bonucci uu qabo dhaawac bowdada ah kasoo soo gaaray inta lagu guda jiro kulanka arbacada ee Champions League la ciyaareen Lyon. ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa dhaawac uga baxay kulankii Turin,  ka dib markii baaritaan, waxaa la xaqiijiyay in daafaca uu qabo dhibaato […]

Continue Reading