Jose Mourinho Oo Hishiis Cusub Ka Saxiixanaya Micheal Carrick

Ciyaaraha

michael-carrick-manchester-united-sunderland_3357502

tababaraha kooxda Manchester United ayaa sheegay in naadida ay u soo bandhigayso Michael Carrick hishiis halsano oo balaarin ah kaso dhamaadka xili ciyaareedkan.

Carrick qandaraaskiisa hada waxaa uga harsan 7-bil, laakiin macalin Mourinho ayaa xushmad u haya 35-san jirkaan islamarkaan cadeeyay inuu qayb ka ahaan doono qorshihiisa xili ciyaareedka xiga.

Manchester united lama kulmin wax guuldaro ah dhamaan 7 kulan uu kasoo muuqday xili ciyaareedkan.

W\D Hafsa Haji

 

Comments are closed.