Tababare Arsene Wenger Waa Kee Garoonka Uu Ugu Jecelyahay Garoomada Kubada Cagta

Ciyaaraha

arsene-wenger-562105

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in uu jecel yahay garoonka kubada cagta ee ay iska leyhdahay mid ka mid ah kooxda ay ku xafiiltamaan Premier League ee Liverpool.

macalinka reer faransa, ayaa mas’uul ka ah Gunners  20-kii sano ee la soo dhaafay, waxa uu amaanay jawiga garoonka inta lagu guda jiro kulan Liverpool.

Kooxda Merseyside ayaa balaarin weyn ku sameysay garoonka isagoo iminka qaada in kabadan 54,000 xagaagam.

Wenger ayaa kooxdiisa Arsenal  kula ciyaari doonta Anfield 4-ta March markii labada kooxood ay isaga hor imaanayaan Premier League.

W\D Hafsa Haji

3 thoughts on “Tababare Arsene Wenger Waa Kee Garoonka Uu Ugu Jecelyahay Garoomada Kubada Cagta

Comments are closed.