Maxay Ahayd Sababtii Uu Neymar Uga Tagay Barcelona
Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Neymar ayaa ku celiyay inuu go’aansaday inuu ka tago Barcelona xagaagan si uu uga caawiyo kooxdiisa cusub ku guuleysiga Champions League. Xiddiga heerka caalami ee reer Brazil ayaa si weyn looga yaabay markii uu ka tegay Camp Nou heshiis rikoorka adduunka ah bishii August ka dib markii qandaraaskiisa lagu burburiyay 198 […]
Continue Reading