Marco Asensio Oo Qandaraas Cusub U Saxiixaayo Real Madrid
Real Madrid ayaa xaqiijisay in Marco Asensio uu qandaraaska u kordhin doono kooxda Bernabeu. Xiddiga reer Spain ayaa si aad ah u soo jiitay kooxda xilli ciyaareedkaan, ka dib markii uu bandhig fiican sameeyay isagoo kahoos ciyaaraya macalin Zinedine Zidane xilli ciyaareedkii hore. Asensio ayaa u saxiixay kooxda reer Spain sannadkii 2014-£ 3.5milyan kooxda Mallorca, […]
Continue Reading