Madaxwaynayaasha puntland,jubaland iyo koonfur galbeed oo nairobi kuwada sugan

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Koofur Galbeed ayaa isugu tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo si kala gaar gaar ah u gaaray saddexdii maalin ee u dambeysay. Safarka Saddexda Madaxweyne dowlad goboleed ayaa la sheegay inuu isku soo aaday, waxaana si kala gaar gaar ah u soo dhoweeyay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan […]

Continue Reading

Villa soomaaliya oo ku kaliyeeshay aragtida generaal guulwade ee duqayntii soomaaliland

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. War ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in hadalka uu Warbaahinta siiyay C/raxmaan Guulwade uu yahay mid ka fog waaqaca, isla markaana uu dhaawacayo wada hadalada haatan loogu […]

Continue Reading

Amisom oo faarujisay saldhigooda ciidan ee Mahadaay

Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan degmadaas ay qorsheynayaan inay faarujiyaan saldhigyada ay ku leeyihiin magaalada Mahaday. Qaar ka mid ah maamulka degmada Mahaday ayaa u xaqiijiyay jowhar.com inay ku jiraan diyaargarow iyo qalab urursi ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gaar ahaan wadanka Burundi. […]

Continue Reading

Indhacade:Alshabaab madaxtooyada’wasiirada iyo baarlamaanka ayay ka tirsanyihiin

Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo horay u soo noqday Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga ayaa sheegay inuu kordhay ku milanka Al-Shabaab ee Hey’addaha dowladda, isagoo caddeeyay inay Al-Shabaab ku jiraan meel walba oo dowladda ka mid ah. Wareysi uu siiyay Raadiyaha Kulmiye ayuu ku sheegay inay lama filaan ku noqotay in Fanaan Al-Shabaab ah la […]

Continue Reading

Ahlusuna oo dowlada federaalka ku eedaysay faragalinta doorashada Galmudug

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah Hoggaanka Ahlusuna ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay faragelin ku dhisan qaab xoog ah ku maamuleyso doorashada Galmudug. War ka soo baxay Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay in afduub lagu sameeyay Guddigii doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka laguna amray in la magacaabo Guddoomiye […]

Continue Reading

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la soo saaray

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ahaa 8-dii xubnood ee iska dhex doortay Guddoomiye iyo Kuxigeen ayaa waxay goor dhow soo saareen jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa. Jadwalkan ayaa ku soo aaday, iyadoo Guddiga doorashada uu labo garab u kala qeybsamay, waxaana 5 ka mid ah Xubnaha Guddiga oo ahaa Xildhibaanada Ahlusuna ay sheegeen inay […]

Continue Reading

Faah-Faahinta dagaal culus oo xalay marka Al-shabaab kusoo qaadeen

Maamulka degmada Marka ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal culus oo xalay ka dhacay degmadaas, kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay soo weerareen fariisin ay ku sugnaayeen ciidanka xoogga dalka ee Guutada 14 October. Dagaal qaatay ku dhowaad saacad ayaa labada dhinac waxay isku adeegsadeen hub culus, kaasoo laga maqlayay guud ahaan magaalada Marka. […]

Continue Reading

Jadwalka doorashada madaxwaynaha galmudug oo maanta la shaacinayo

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa lagu wadaa in maanta kulankooda u horreeyay yeeshaan, kaddib markii shalay uu magacaabay Guddoonka Baarlamaanka. Guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa iska dhex dooran doona Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn, waxaana kaddib ay soo saari doonaan jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug. Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb […]

Continue Reading

Gudiga doorashada madaxwaynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo lagu dhawaaqay

Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka, kaddib kulan maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen Xildhibaan Baarlamaanka Galmudug. Kulanka ayaa talo soo jeedin looga dhageystay Xildhibaanada, waxaana dood laga yeeshay xubnaha ka mid noqonaya Guddiga oo lagu salleeyay nidaamka awood qeybsiga beelaha. Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka ayaa ka […]

Continue Reading