Dowlada federaalka oo ciidamo horleh u daabushay meelo kamida Jubaland
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ay labadii maalmood ee la soo dhaafay ay u daabushay Ciidamo gaaraya in ka badan boqol askari, kuwaasoo laga dejiyay degmada Luuq. Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Al-Qaadi ayaa sheegay in dowladdu ay ciidamo ka dejisay Luuq, isagoo uga digay dowladda inay […]
Continue Reading