Eritrea oo shaacisay cida kadanbaysay isku day afgambi oo dalkaas lala maaganaa 2011kii
Dowladda Eritrea ayaa war murtiyeed ka soo saartay afgambi lala damacsanaa dalkeeda sanadkii 2011, iyadoo ku eedeysay in isku dayga afgambigaas ay ku lug lahaayeen Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da iyo kan Israa’iil ee MOSSAD. War murtiyeedka ka soo baxay dowladda Eritrea oo ku qornaa afka Tigreega ayaa lagu sheegay inay heleen macluumaad dhameystiran oo sir […]
Continue Reading