Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay muqdishoo
Ugu yaraan hal qof oo ka mid ah shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday, halka 3 kalena ay ku dhaawacmeen, kaddib markii qarax miino uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Taleex. Qaraxan ayaa ahaa mid lagu dhex qariyay jawaan qashin ah oo wadada dhinaceeda la dhigay, waxaana saaka intii ay socotay howlaha nadaafada iyo […]
Continue Reading