Iska hor imaad u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kooxo hubaysan oo Muqdisho ka dhacay
Ciidamo Boolis ah iyo Koox hubeysan ayaa xalay iska hor imaad ku dhex maray Xaafada Gubta ee degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, iyadoo iska hor imaadkan uu sababay dhimasho iyo dhaawac. Sida wararku sheegayaan iska hor imaadkan ayaa ka dambeeyay markii Kooxdan hubeysan ay dhac ka geysanayeen degmada Dayniile ayaa waxay dadka deegaanka ku wargeliyeen […]
Continue Reading