Xisbiga Wadajir oo qaadacay ka qayb galka kulan madaxwayne Farmaajo la qaadan lahaa xisbiyada Qaran
Xisbiga Wadajir oo ahaa xisbiga kaliya ee si weyn u mucaaradayay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo labadii sano ee u dambeeyay ayaa qaadacay kulanka ay yeelanayaan maanta oo Sabti ah Madaxweyne Farmaajo iyo Xisbiyada Siyaasadda ee heysta shahaadada KMG ee Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka. Qoraal uu soo saaray Xisbiga Wadajir oo lagu Facebookga hogaamiyaha […]
Continue Reading