Laamaha amniga Dhuusamareeb oo joojiyay shirarka siyaasadeed ee aan dowladu ogayn

Laamaha Amniga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay soo saareen amaro la xiriira in shirar siyaasadeed lagu qabto Magaalada Dhuusamareeb. Amarada ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba shir aysan dowladda Federaalka ogeyn lagu qaban Magaalada Dhuusamareb, iyada oo warqado digniin ah loo geeyey Milkiilayaasha Hoteelada […]

Continue Reading

Jabuuti oo Mashaariic hormarineed ka fulinaysa Koonfur-galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku Sugan Magaalada Jabuuti ayaa waxaa kulan Muhiim ah laqaatey Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Kulanka ayaa labada dhinac waxaa a uga wada hadleen arimo Farabadan oo kamid ah sidii Mashaaric Horumarineed Dowladda Jabuuti ay uga  Hir-gelin laheyd Dekada Baraawe Isbitaalka Magaalada Marko ee […]

Continue Reading

Ciidamada Kenya oo la wareegay Amaanka madaxwayne ku xigeenka Jubaland

Sida lagu daabacay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya Ciidamada Kenya ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen Ammaanka Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo dhawaan loo diiday in uu tago degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo. Sidoo kale Wargeysa waxaa uu shaaciyey in Saraakiil ka tirsan millateriga Kenya […]

Continue Reading

Duqa Muqdisho oo laamaha dowlada hoose faray ka hortaga saamaynta fatahaada

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da’ay Caasimadda ayaa faray laamaha Dowladda Hoose iyo waaxyaaha gurmadka degdegga ah in ay u istaagaan ka hortagga dhibaatooyinka binu aadan tinimo ee xilliyada roobabka soo food saara dadka danyarta ah. Guddoomiyaha ayaa kormeeray degmooyinka Boondheere, Shangaani, […]

Continue Reading

Booliska soomaaliland oo xiray 9aal nin oo dalka Imaaraatka u dhashay

Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Soomaaliland ay saaka Xabsiga dhigeen Sagaal Nin oo u dhalatay Wadanka isutaga Imaaraadka carabta,kuwaas oo la sheegay inay ahaayeen ugaarsato. Raggaan ayaa laga qabtay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa,iyaga oo ku wajahnaa wadanka Imaaraadka,waxaana Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliland ay sheegeen in […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo xilka qaadis ku sameeyay xeer ilaaliyihii Guud ee qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JFS, isagoo xil ka qaadis ku sameeyay Xeer Ilaaliyihii Guud ee hore Mudane Axmed Cali Daahir. Magacaabistan ayaa ku timid soojeedintii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, baahida loo qabo in la dardargeliyo hawlaha […]

Continue Reading

Jadwalka doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaas, iyadoo wixii hada ka bilowda si toos ah loo guda galay hannaanka dhismaha dowlad goboleedka Galmudug. Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, isla markaana 10 bisha December uu […]

Continue Reading

Wasiirka Amniga iyo laamaha amni ee hoos yimaada oo baarlamaanka laga wacay

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa looga yeeray inuu hor-yimaado Baarlamaanka, si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira howlaha shaqo ee Wasaaraddiisa. Qoraal ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Buux ayaa laga dalbaday Wasiir Islow Ducaale in maalinta berri oo taariikhdu tahay 26 November inuu Baarlamaanka […]

Continue Reading

Hay’adda Nisa oo ka hor istaagtay xildhibaan katirsan golaha shacabka inuu ka duulo garoonka diyaaradaha

Xildhibaan Dalays Xasan Adan oo katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa la sheegay in loo diiday inay ka dhoofto Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho xilli ay ku wajahneyd deegaano katirsan Gobolka Gedo oo deegaan doorashadeedu tahay. Xildhibaan Mahad Salaad oo katirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in Ciidamo katirsan Nabadsugida  iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay […]

Continue Reading

Maxkamadda sare oo mar kale u fariisatay dhageysiga dacwada Xisbiga Himilo Qaran

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Isniin ah mar kale u fariisatay dhageysiga dacwada u dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya, iyadoo ay socoto dood adag oo u dhaxeysa Qareenada u doodaya labada dhinac. Dhageysiga dacwada Xisbiga oo bilaabatay todobaadkii hore ayaa ku bilaabatay in la dhageysto qarreenada labada dhinac u […]

Continue Reading