DEG DEG: Xubno Shabaab ka tirsanaa oo is soo Dhiibay

Sida ay Warbaahinta u sheegeen Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa isku soo dhiibay Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa Gobalada Bay iyo Bakool Koonfur Galbeed. Dagaalamayaashaan oo ka koobnaa ilaa 3 Askari ayaa iska dhiibay magaalooyinka Waajid iyo Qansax Dheere oo ka kala Tirsan Baay iyo Bakool sida ay sheegeen Saraakiisha […]

Continue Reading

Madaxii istaraatiijiyada Aqalka Cad ee Mareykanka Steven Bannon oo xilkii laga qaaday

Bannon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca midigta fog, waxaana lagu tilaamaa inuu ka danbeeyay siyaasaddaha nacaybka ku dhisan ee aqalka ka soo baxayay tan iyo markii madaxqweyne Trump uu xilka ku guuleystay.   Banon ayaa dib ugu noqday warbaahinta Breibart oo […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda Iyo AMISOM Oo La Wareegay Deegaanka Bariire Sh/hoose

Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanka Bariire ee gobolkaasi. Wararka waxay sheegayaan in ciidamadan ay saakay ku jarmaadeen halkaasi, waxaana jirta iska caabin kooban oo ay kala kulmeen dagaalyahannada Al-shabaab, walow aan khasaare lasoo […]

Continue Reading

Xiisad Dagaal laga oo Dareemayo Degaano Kamida ah G/Galgaduud

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Godin-labe iyo Mareer-gur   Ciidamo iyo Gaawaari Gaashaaman oo ka amar qaata Galmudug Kana yimid Magaalada Cadaado xarunta KMG Galmudug  ayaa Ad soo buux dhaafiyay Degmada Godin-labe oo kamida Degaanada hada Maamulkaasi ka arimo waxaana Ciidankaasi horkacaya Wasiirkaa Amniga Galmudug sida ilo xog ogaal ahi ii Xaqiijiyeen.   Ciidaankan ayaa […]

Continue Reading

Wax ka ogoow Caqabado dhowr ah oo haysta Qoraayaasha Soomaaliyeed

#caqabadaha_heysta_Qorayaasha_Soomaaliyeed. Kuma soo koobi karo dhibatooyinka heysta qorayasha soomaliyeed balse wax uun baan ka iftiimin doona.   Qorayaasha soomaaliyeed waxa ay maraan dhibaatooyin kala gadisan. Waxa ay maskaxdooda, maalkoda iyo waqtigodaba ubixiyaan soo gudbinta fariin ay u’arkaan in ay bulshada ka daahsoontahay. Waxa ay uhiilinayaan horumarinayaana luqadda soomaaliyeed oo ay wax ku qoraan iyagoo helin […]

Continue Reading

Qaar kamid ah Ergooyinkii Doortay Xildhibaanada Labada Aqal oo bo laabay Ku biirista Ciidamada Dowladda +Sababta

Kadib markii ay kordheen beegsiga lagu haayay Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya iyo Aqalka Sare ee dalka, ayaa qaar ka tirsanaa Ergooyinkii waxa ay ku biireen ciidamada Dowladda Somaliya.     Xubno diiday in aan magacooda shaacino, ayaa sheegay inay garawsadeen ku biirista ciidanka Dowladda Somaliya, maadaama si naba Shabaab aysan u dhaafeyn, sidaasi […]

Continue Reading

Akhriso: Maxa looga hadlay Kulankii dhexmaray Farmaajo iyo Museveni

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.   Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Uganda sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen […]

Continue Reading

Faallo+Sawiro daryeel la’aan haysa Lo’da Muqdisho

Magalaada Muqdisho waxaa si badan wadooyinkeeda u taagan uguna hoyda lo’ waydey jacaylkii iyo daryeelkii ay heli jirtey. Maanta way cabanaysaa hadday heleyso cid dhagaysata.   Sac baan ahay…..Muqdishaan ku noolahay, maxaa iga taqaan, maalin walba waa I aragtaa, dareen aan necbaasho ahayn iima lihid, hoygeygu waa wadooyinka laamiga iyo xaafadaha, cuntadaydu waa taadoo kale, […]

Continue Reading