Top News:Al-Shabaabkii gudaha ugalay Kenya oo Weerar culus ka gaystay Ceel-waaq Kenya
Dagaalyahano katirsan Kooxda AlShabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday gudaha magaaladda Ceel-waaq dhanka gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Dagaalkan oo ah mid aad uxoogan ayaa lasoo sheegayaa inuu geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ku dhawaad shan qof ayaa la ogaanayaa iney ku dhinteen dagaalkan, waxaana ku jira dadka dhintay labo […]
Continue Reading