Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Bariire

Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa baaraya dhammaan guryaha ku yaalla Bariire, iyadoo weli aan la sheegin cid lagu soo qabtay howlgalkan. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa shalay waxay Al-shabaab kala […]

Continue Reading

DEG DEG: Madaxwayne Farmaajo iyo Wafdi uu horkacayo oo goor dhow u ambabaxay Dalka Masar

Waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyay wefdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mas’uuliyiin sare oo katirsan Dowladda, xubno ka kala socoday Golayaasha kaladiuwan ee Dowladda iyo saraakiil. Diyaaradii siday madaxweynaha ayaa goor dhow ka duushey garoonka diyaaradaha Aadan cadde, waxayna ku siijeedaan magaalada Qaahir ee caasimadda dalka Masar. Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya C/nuur Max’ed Axmed ayaa faah faahin […]

Continue Reading

Maxaadan ogayn oo saaka ka jira Xeraale

Wararka saakay ka imaanaya deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaalada deegaankaasi ay tahay mid degan,balse la dareemayo baqdin dagaal oo mar kale qarxa.   Guddoomiyaha deegaanka Xeraale ee Maamulka Galmudug Bashiir Daahir (Dhega badan),oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inaan deegaanka ku dagaalameen Maleeshiyo Beeleed,islamarkaana weerar deegaanka ay ku soo qaadeen dad […]

Continue Reading

DEG DEG: Gaari looga shakiyay Walxaha Qarxa oo Muqdisho lagu qabtay

Sida ay inoo xaqiijiyeen laamaha amaanka Dowladda Federaalka Soomaliya Gaari loo maleynayo in ay saaran yihiin walxaha qarxa ayaa yaalla Iridda Jaamacadda Umadda,dhanka Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho. Gaariga la qabtay ayaa noociisa lagu sheegay Spacia,waxaana wadooyinka soo gala Hotelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho xirey Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya,waxaana loo diiday in shacabka […]

Continue Reading

USA”Dad wayne diiddan cunsuriyadda oo isugu soo baxay Boston

Kumannaan qof ayaa mudaharaad kala hortagay kooxo cunsuriyiin ah oo dibed bax ay ugu magac dareen “Xoriyadda Hadalka” ka dhigay magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Kooxaha cunsuriyiinta oo tiradoodo ay koobneyd, ayaa waxaa buuq iyo canaan kala hortagay dad diiddan afkaartooda xagjirka ah, waxaana markii dambe goobta ka waday booliska. Xiisad salka ku haysa cunsuriyadda […]

Continue Reading

Maxaa kusoo kordhay kulamada uu Cosoble ka wado magaalada Muqdisho?

Warar dheeraad ah ayaa saaka oo axad ah kasoo baxayaa socdaalka uu magaalada Muqdisho ku joogo Hogaamiyihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble. Hogaamiye Xilka laga qaaday ee HirShabeelle Cosoble ayaa kulamo gaar gaar ah magaalada Muqdisho kula qaadanaaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowlada Federaalka ah ee Somalia kuwaa oo kasoo jeeda deegaanada […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo Markii u horaysay Wasiir u yeeray

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray wasiirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya. Arrintan ayaa ku saabsan xiisada siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle, waxaana maanta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka tegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo Wasiirka Waxbarashada C/raxmaan Daahir Cusmaan, iyadoo warbixin ka bixinaya socdaalkoodii magaalada Jowhar. Guddiga Arrimaha Gudaha […]

Continue Reading

DEG DEG: Toogasho Goordhow ka dhacday Jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Xarunta Hir-shabbeelle ayaa sheegaya in goordhow Kooxo hubaysan ay nin rayid ah dileen. Dilkaan ayaa wuxuu ka dhacay xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, waxaana la dilay nin shacab ah oo Tima Jare ka shaqeynaayay, kadib markii dhawr xabadood ay ku dhufteen dableydii hubaysnaa. […]

Continue Reading