Ethiopia:Hailemariam oo ka hadlay Colaadda Oromada iyo Soomaalida

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa si kulul wuxuu uga hadlay rabshadaha kasoo cusboonaaday gudaha dalka Itoobiya kuwaasi oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada. Waxa uu sheegay in marka hore wax laga xumaado ay tahay in la laayo shacab Labada dhinac ah misane aan wax galabsan, wuxuuna sheegay in ka dowlad ahaan ay arrintaasi […]

Continue Reading

Cali Cosoble”wiixi Jowhar ka dhacay Riwaayad an u arkaa aniga ayaa ah Madaxwaynaha saxda ah

Madaxweynihii xilka laga qaaday ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qaadacay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar, isagoo ku tilmaamay inay aheyd ruwaayad. Cali Cosoble oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa la soo xiriiray Wariyaha Jowhar.com ee Muqdisho, isagoo sheegay in doorashadii maanta ka dhacday Jowhar ay aheyd mid sharci darro ah, isagoo […]

Continue Reading

Yusuf Garaad oo Rw Khayre uga sii hormaray New York

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, kuwaa oo horudhac u ah wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta berri lagu wado inay u kicitimaan New York Yuusuf Garaad oo shalay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu horu dhac […]

Continue Reading

Faa faahin Weerarkii Al-shabaab ee Deegaanka Kala-bayr

Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday deegaanka Kalabeyr oo 20km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan. Weerarka ayay Al-Shabaab ku qaadeen bar koontarool oo ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Kalabeyr oo ah deegaan istiraatiiji ah. Dagaalka ayaa la sheegayaa in la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo Shabaabka ay muddo kooban […]

Continue Reading

Muqdisho Askari iyo qof Shacab ah oo xalay lagu dilay Dharkeenley

Kooxo hubeysan ayaa abaarihii maqribkii ku dilay degmada Dharkeenley labo ruux oo mid ka mid uu ahaa askari, halka midka kalena uu ahaa shacab. Kooxda dilka geystay oo ka koobnaa saddex ruux oo bastoolado watay ayaa toogtay labada nin, iyagoo markii dambe goobta ka baxsaday. Wararka qaar ayaa sheegaya in dableyda hubeysan ay horay u […]

Continue Reading

Akhriso: Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Hirshabeelle

Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw waxaa ay Madaxweyne u doorteen Maxamed Cabdi Waare isaga oo ka adkaaday Daahir Cabdulle Cawaale. Doorashada Waare waxaa ay timid kadib markii 14-kii August 2017kii ay xildhibaannada Hirshabelle xilkii ka qaadeen Cali Cabdullaahi Cosoble, iyaga oo ku eedeeyay xil-gudasho la’aan. Hadaba, Halkan Ka Akhriso, Taariikhda Maxamed Cabdi Waare iyo Barnaamijkiisa: Maxamed […]

Continue Reading

Hirshabeelle: Maxamed Cabdi Waare oo noqday Madaxwaynaha cusub

Maxaned Cabdi Waare ayaa uguuleystey doorashaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, kaddib markii uu wareegii ugu dambeeyay uu ka adkaaday Musharaxii la tartamayay Daahir Cabdulle Cawaale Maxamed Cabdi Waare oo sanadkii hore la tartamay Madaxweynihi xilka laga qaaday Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa wareegii labaad kula tartamay Daahir Cabdulle Cawaale. Waare ayaa helay 74 Cod, halka Musharaxa […]

Continue Reading

Labo Musharax oo iskugu soo haray tartanka Doorashada Hirshabeelle

Wareega 1ad ee Doorashada Madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa soo idlaalay waxaana ku tartamayay ilaa sideed Musharax oo kala ah Yusuf Hagar Daba-geed Cabdi Faarax Laqanyo Daahir Cabdulle Maxamed Cabdi Waare Cabdinasir Shirwac Maxamed Maxamed Caruush Cabdiraxmaan Xuseen Cadow Cabdikarim Cali Nuur Waxaa isku soo haray labo Musharax oo kala ha Maxamed Cabdi Waare iyo Daahir Cabdule […]

Continue Reading

Akhriso:5 Arrin Oo Qasab Tahay In khayre uu kaga hadlo Shika Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa:

Bishan 19-25-keeda, waxaa magaalada New York ka furmaya shirka guud ee jimciyadda qaramada midoobey, Soomaaliya waxaa uga qeybgalaya ra’isul wasaare Xasan Kheyre, waa sanadkii 2aad uu kulanka ka baaqanayo madaxweyne Soomaaliyeed, sanadkii hore waxaa Muqdisho u matalayey wasiirka arrimaha dibadda Cabdisalaam Hadliye. Ra”isul wasaaraha Soomaaliya ayaana lagu wada in uu shirka uga hadlo 5arin oo […]

Continue Reading