Donald Trump”Waxaan hormuud ka noqonayna garab istaaga Soomaaliya”

Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka oo khudbadiisi ugu horeysay ka jeediyay maanta shirka Golaha Guud ee Qimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa siweyn uga hadlay dowrka Mareykanak uu ku leeyhaya taageerada qaar kamid ah wadamada soo koraya oo Soomaaliya ay kujirto. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu hormuud u noqonayo dhamaan dalalka Caalamka sidii gar […]

Continue Reading

Ra’iisul wasaare Khayre oo u Ambabaxay Maraykanka

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka oo ay kaga qeyb gali doonaan Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Masuuliyiin ka tirsan ayaa ka mid ah wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaare Kheyre, waxaana la filayaa inuu Khudbad dheer uu kaga hadlayo Xaalada […]

Continue Reading

Meydka Nin La Sheegay Inuu Is Deldelay Oo Laga Helay Galgaduud

Meydka Nin la sheegay inuu is deldelay ayaa laga helay duleedka deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Dhuusmaareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. C/raxmaan C/laahi Raage oo ah guddoomiyaha deegaanka uu ninkaan isku diley ayaa sheegay in ninkaan uu isku deldelay uuna qoorta isaga xiray macawiis uu watey, iskana lalmiyey geed halkaasi ku yaallay. Waxa […]

Continue Reading

Guddoonka Baarlamaanka oo Guddi gaar ah u saaray Kiiskii C/kariin Qalbi Dhagax (Akhriso)

Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax oo loo gacan geliyay dowladda Itoobiya iyo doodii ka dhalatay. Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaan ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo […]

Continue Reading

Qiimeyn: 3 Bil Kadib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Farmaajo Ee Cadaaladda?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga oo yiri “Waxaa noogu soo xigta Cadaaladda oo aan ballan idiinka qaaday ammaano iyo amni,  waa hawl is wadata oo aan hadda wadno, caddaaladda soo fiiirsada, soo […]

Continue Reading

Gaalkacyo:Masuul ka tirsanaa Wasaarada Maaliyada Puntland oo xalay la dilay

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug loogu geystay nin la shegay inuu kamid ahaa shaqaalaha wasaaradda maaliyadda ee maamulka Puntland. Dhallinyaro Seddex ah, kuna hubeysnaa Bistoodalo ayaa la sheegay iney dileen ninkaan oo ku sugnaa xaafadda Garsoor ee Waqooyiga Gaalkacyo. masuulkan oo magaciisa la […]

Continue Reading