Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda Ceel-waaq

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo degmadaas, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ay weerareen. Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar dhowr jiho ku qaadeen degmada, kaddib markii uu waagu baryay, wararka ayaa intaa ku […]

Continue Reading

Doorashada Madaxwaynaha Hirshabeelle oo goor dhow bilaabanaysa

Waxaa lagu wadaa Maanta oo Sabti ah in Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle ay ka dhacdo Magaalada Jowhar oo ah Caasimadda Maamulka HIrshabelle. Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle waxaa u Taagan 8 Musharax oo dhamaantood ka soo jeeda Gobolka Hiiraan,kuwaas oo Maanta ku Baratamaya Doorashada,waxaana Siddeeda Musharax mid ka mida uu noqon doonaa Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle. Doorashada […]

Continue Reading

Deg Deg Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Xasilinta iyo Ciidan kale oo ka socda Muqdisho:

Wararka naga soo gaaraya degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas laga maqlay dhawaqa rasaas culus. Dagaalkan oo udhaxeysa ciidamo katirsan kuwa xasilinta Muqdisho & ciidamo kale oo hubeysan ayaa lasoo sheegayaa inuu ka socdo halka loo yaqaan Haanta-dheer ee degmada DAYNIILE. Warar dadka deegaanka laga helay ayaa sheegaya in ciidamada Xasilinta ay […]

Continue Reading

Akhriso Magacyada 8da Musharax ee Madaxwaynaha Hirshabeelle oo jeediyay Khudbadahooda

Waxaa Maanta magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle lagu soo gabagabeeyay khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka. Sida ay sheegayaan weriyeyaasha Goobjoog News ee xarunta ku sugan waxaa maanta hadlay illaa 5 murashax, kuwaas oo kala ah: Cabdi raxmaan Xasan Caddow, Yuusuf Axmed Hagar, Cabdinaasir Maxamed Shirwac, Daahir Cabdulle Cawaale iyo Maxamed Caruush Diirow . Waxaa iyaga […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Sheegatay in uu isku dhiibay Sargaal ka tarisan Ciidamada Dowladda!

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in uu isu dhiibay Taliyihii Ciidamada Dowladda ee Ceelbuur Labo Xidigle Cabdullaahi Maxamuud Cali Xeynuuf iyo Qoyskiisa. WarkaanXarakada Al-shabaab ay ka sheegtay warbaahinta afkooda ku hadasha ayay ku cadeeyeen in Cabdullahi uu isaga iyo Qoyskiisuba ku noolaayeen Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kaddibna iska soo dhiibay Dhuusamareeb. Waxaa ay sheegeen […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo lasoo wareegaysa Maamulka hawadeeda

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulisa hawada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ay kamid yihiin Maareeyaha guud ee hay’ada duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yusuf jaalle) iyo ku xigeenkaiisa Axmed Macalin Xasan ayaa  gaaray magaalada Montreal ee dalka Canada halkaasi oo xarun u ah Ha’yadda duulimaadyada […]

Continue Reading

Muqdisho:Labo kamid ah Darawalada Bajaajlayda oo la dilay.

Labo dhalinyaro oo ah darawalada mootada loo yaqaano Bajaaj ayaa shalay gelinkii dambe siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho. Dilka hore ayaa ka dhacay Suuqa Bakaaraha, kaddib markii kooxo hubeysan ay toogteen darawal waday mooto bajaaj oo magaciisa lagu sheegay Qaloocow. Darawalkan ayaa lagu dilay agagaarka wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ay goobta […]

Continue Reading

Mareykanka oo 3 Weerar ka Fuliyey Soomaaliya

War saxaafadeed maanta ka soo baxay hogaanka Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa lagu sheegay in iyada oo xiriir lala sameeyey dawladda Somalia, uu ciidanka Africom fuliyey 3 weerar oo dhinaca cirka ah oo bartilmaameedsan. Weeraradaas ayaa war saxaafadeedka lagu sheegay in lagu qaaday ururka Al-Shabab, saacadda Somalia markii ay ahayd qiyaastii 2:15 salaadda subax […]

Continue Reading