Faallo: Khilaafka Galmudug&Saamaynta Golayaasha Federaalka
In kasta oo Siyaasada Somaliya ku dhisantay awood-qeybsi Qabiil, Marjicna u yahay markii Khilaaf ama Crisis yimaado, hadana waxaa ka xoog badan Qabiilka; Kooxeysi, Xizbiyeysi, Xulafeysi, Wada Qaraabasho iwm. Galmudug waxey ku tiirsantahay 90% Dawlada dhexe Ciidan iyo Dakhli ahaanba, mar kastana waxaa ku abtirsada Madaxweynaha ama Raisal-wasaaraha ama labadaba, Waxeyna Miisaan culus ku leeyihiin […]
Continue Reading