Dib u dhac ku yimid Shirka dib u eegista Dasturka
Shir weynaha qaran ee daah furka dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu waday in uu si rasmi ah uga furmo maanta magaalada Muqdisho ayaa la shaaciyey in dib loo dhigay. Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in dib loo dhigay furitaanka Shir weynaha qaran ee daah furka dib u […]
Continue Reading