Madaafiic lagu garaacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Baay ayaa sheegaya in xalay madaafiic lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada sida ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal. Madaafiicdan oo loo adeegsaday hoobiye ayaa la sheegay in qeybo ka mid ay ku dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo lama sheegin cid wax ku noqotay. Dad ku sugan […]
Continue Reading