Khayre”Xirirka nagala dhaxeeya Maamulada meeshii ugu fiicnayd ayuu marayaa
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay waxa ay qaban doonto xukuumadiisa Sandra Cusub waxuuna sameeyay balanqaadyo dhowr oo hadii ay suuragaal guulo waa wayn noqon doona. Xasan Cali Kheyre ayaa balanqaadkii ugu cuslaa waxaana uu sheegay in xukumadiisa ay 8 bilood gudaheed ay shaqo ugu abuurtay 5kun oo qof haatana ay […]
Continue Reading