Duqa Muqdisho oo Daahfuray Dibu Dhiska Boondheere
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Mag aalada Muqdisho Mudane Thabib Cabdi Maxamed ayaa xalay xariga ka Jaray Daah furka dib u dhiska Degmada Bondheere iyo is-dhexgalka Bulshada. Munaasabadda Xafladaasi ayaa waxaa soo diyaariyay Maamulka Degmada Boondheere ee Gobolka Benaadir, oo ay ugu horreyso Guddoomiyaha Degmada Boondhere Mro Seynab Yuusuf Wehliye oo halkaasi ka hadashay ayaa […]
Continue Reading