Jaceylkii dhalay in xabad la isaga dhufto xubinta taranka
Dunidda maalmaha kaaga haray wax walba waad maqli doontaa , Faa’iso Cabdi waa 16 jir wax ka baran jirtay Garoowe, waxey Facebook iska barateen nin la yiraahdo Cabdiqaadir Warsame, ma hubo inuu u sheegay xirfadiisa laakiin hada waalidkeed waxey shegeen inuu yahay askari ka tirsan ciidanka Puntland, xirfadu marna ma hor istaagto rabitaanka lamaanaha. Lamaanahan […]
Continue Reading