Al-shabaab oo Sheegtay in 27 Askari ku Dileen Weerarka General Kaahiye
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General Kaahiye degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Qof watay Jaakad ay ka buuxeen walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay barxada Iskool Plozia oo ay subixii ku tababartaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo isku diyaarinayay xuska aasaaska Ciidanka Booliska oo 20-ka December […]
Continue Reading