Nimcaan Hillaac oo Xabsi Qarka u saaran!

 Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Somaliland ay baadigoobayaan Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Hilaac oo dhowaan dib ugu laabtay magaaladaas. Sida ay sheegayaan wararka Fanaankan oo sanadihii dambe ku sugnaa Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho ayaa ka degay dalka Jabuuti, isagoo safar dhinaca dhulka ah ku galay Gobolka Awdal. […]

Continue Reading

Jawaari”Waa inaan ogaanaa tirada Ciidamada Shisheeye ee Dalka jooga”

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday Xukuumadda inay u soo gudbiso tirada Ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan. “Waxaa maqalnay AMISOM waa baxeysaa, AMISOM waa joogeysaa, marka hore hadii ay baxayaan waa in aan xog ka heynaa, umana jeedno arrintaas, Amniga anaga dhan ayuu waajib naga […]

Continue Reading

Ethiopia oo sii daysay Boqorka Bartamaha

Dowladda Itoobiya ayaa uu danbeyn xabsiga kasii deysaay Weriye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo sanado ku xirnaa dalka Itoobiya. Maxkamada ku taalla dalka Itoobiya ayaa Weriyaha ku xukuntay 27 Sano oo Xabsi ah, kadib markii lagu soo eedeeyay arrimo argagixiso oo dad uu asxaab ahaan ula noolaa ay saameyn ku yeesheen, waxaana dowlada Soomaaliya […]

Continue Reading

Faa Faahin:Diyaaradaha Mareykanka oo Duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Beerxaani oo ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa xalay waxaa duqeyn diyaaradeed ka fuliyay diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha lahayn. Deegaanka la duqeeyay waxaa Maamula Al-shabaab,waxaana dhinaca dowladda Soomaaliya ay sheegeysaa in duqeyntaas uu ka dhashay khasaare gaaray xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa goobta la duqeeyay. Taliyaha qaybta […]

Continue Reading

Kalfadhiga Labaad ee Golaha Shacabka oo maanta Xirmaya

Xubnaha Golaha Shacabka ayaa maaanta yeelanaya Kulankooda ugu dambeeye ee kalfadhiga 2-aad , iyadoo Mudanayaashu ay fasax galayaan. Kulankooda Maanta ayaa lagu wadaa inay warbixin looga dhageysan doonaa Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal. Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa todobaadkii hore sheegay in 16-ka bishan la soo xiri doono kulamada baarlamaanka, kadibna ay […]

Continue Reading

Halkuu ku dambeeyay Mooshinkii laga waday madaxwayne Farmaajo

Iyadoo muddooyinkii u dambeeyay magaalada Muqdisho uu ka socday ololaha saxiixa Mooshin laga waday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa uu iminka u muuqdaa mid hakaday, kaddib caqabado is biirsaday oo soo wajahay. Dhowr arrimood ayaa sabab u ah inuu mooshinkan hakado, kaddib markii caqabado ay soo wajaheen, waxaana ugu weyn xirnaanshaha kalfadhiga labaad […]

Continue Reading

Axmed Madoobe iyo Mukhtaar Roobow oo ku kulmay Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo shalay galab gaaray magaalada Kismaayo Kulankan ayaa ka dhacay Madaxtooyada Kismaayo, halkaasoo uu Axmed Madoobe ku soo dhoweeyay saaxibkiis hore Mukhtaar Roobow. Wararka ayaa sheegaya in kulanka looga hadlay arrimo kala duwan, sida dagaalka ka dhanka […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo Ka horyimid Shirka Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Baarlmaamada Maamulada ee Baydhabo

Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu doonayo in la joojiyo ka qeyb-galka shir ay yeelan lahaayeen Golaha shacabka iyo guddoomiyeyaasha goleyaasha sharci dejinta dowlad goboleedyada. Shirkan oo qorshuhu yahay in uu ka dhaco Baydhabo ayaa qoraal-kan ka soo baxay Aqalka sare kaas oo ku socday madaxweyneyaasha iyo guddoomiyeyaasha golayaasha sharci dejinta […]

Continue Reading

Labo Askari oo ku dhintay Weerar ay Ciidanka NISA ku qaadeen Guri ku yaal Degmada Kaaraan

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Nabad Suggida iyo ciidan ka tirsanaan jiray Nabad Suggida, balse hab qabiil isku aruursaday. Dagaalka ayaa waxaa lagu qaaday guri ay ku sugnaayeen ciidan Isgoyska Sanca horay ugu dilay laba askari, sidoo kalena ka […]

Continue Reading