Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo Muxaafidka oo isku Weeraray Furitaanka Madasha Talo Wadaag
Madal loogu magac daray Talo Wadaag oo uu Guddoomiye ka yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Ridwaan Maxamed Xirsi ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii Daah-furka Madasha Talo Wadaag ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano, Siyaasiyiin horay xilal u soo qabtay iyo dad kale oo caan ah. Khudbadihii laga jeediyay Munaasabadda ayaa mar […]
Continue Reading