Xisbiga Wadajir oo ka hadlay Khilaafka Dowladaha Kenya iyo Somalia
Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira dalka ayaa soo bandhigay mowqifkiisa ku aadan jawaabta ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixisay go’aankii kasoo baxay Dowladda Kenya. Qoraal kasoo baxay Xisbigaas oo uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ee Wadajir ayaa lagu sheegay in Xisbiga uu Dowladda federaalka Soomaaliya ku garab taagan […]
Continue Reading