Somaliland oo ka hadashay xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

Xukuumadda Somaliland ayaa si kooban uga hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo wax laga weydiiyay sida ay ka dawlad ahaan u arkaan khilaafkaas diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya oo sababay inay Kenya u yeedhato safiirkeedii joogay Muqdisho, dalkeedana ka saarto […]

Continue Reading

Maxay ka wada hadli doonaan Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray dalka Jabuuti soona geba-gabeeyay booqashadii uu ku tegay dalka Burundi ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah uu la kulmo dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Arrimaha diiradda lagu saarayo kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa kamid ah xoojinta xiriirka walaaltinimo, xaaladda guud ee gobolka […]

Continue Reading

Wasiirka Arrimahada dibadda Kenya oo Booqasho ku imaneysa Muqdisho

Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta waxaa hortageysa Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya Munica Juma,waxaana ay su’aalo ka weydiinayaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga difaaca iyo arrimaha dibadda Kenya, Ninka Guddoomiyaha ka ah Katoo Metito, ayaa sheegay in Wasiirka ay doonayaan in ay wax ka weydiiyaan khilaafka dibolamaasiyadeed ee sii xumaanaya una […]

Continue Reading

(Sawirro) Shirka Hanaanka Dibu Heshiisiinta Qaranka oo Muqdisho ka furmay

Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran,waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa furay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,waxaana ka qeyb galaya oo goobjoog ka ah qeybaha kala duwan ee bulshada, wakiilo ka […]

Continue Reading

Shirkadda Spectrum oo qoraal kasoo saartay sahminta shidaalka Soomaaliya iyo cabashada Kenya

Shirkadda Spectrum oo ah shirkadii sahminta ku sameysay Shidaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saartay arrinta sahminta shidaalka Soomaaliya iyo cabashada ka timid Kenya oo sababtay khilaaf soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal ay shirkadda Spectrum soo saartay ayaa waxa ay ku sheegtay in Shirkii Magalada London ka dhacay 7-dii Bishaan lagu […]

Continue Reading

Baydhabo: Nin Weerar Bambo gaystay oo Gacanta lagu dhigay

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa xalay ka dhacay weerar bambaano oo lagu qaaday Xarun ay halkaasi ku leedahay Hay’ad ka howlgasha deegaanada maamulka koonfur Galbeed. Xarunta la weeraray  lasoo sheegayaa in xilligaas aysan cidna ku sugneyn,isla markaana jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay weerarkaasi bambaano. Ciidamada Ammaanka Magalada Baydhabo iyo kuwo […]

Continue Reading

Ganacsatada qaadka Somalia oo u jawaabay kuwa Kenya

Kadib markii uu soo baxay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa Ganacsatada dalkaasi waxa ay ku hanjabeen inay joojinayaan qaadka ay u soo iibgeeyaan Soomaaliya. Hayeeshee waxaa hadalkaas durba jawaab ka bixiyay Ganacsatada Soomaaliyeed ee qaadka iibiya,kuwaas oo sheegay inay ka maarmaan iibinta qaadka,isla markaana Ganacsatada qaadka Kenya ugu hanjabi karin […]

Continue Reading

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Burundi oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Burundi ayaa xalay waxaa dalkaasi loogu sameeyay munaasabad Casho sharaf ah oo uu ku marti qaaday Madaxweynaha dalkaasi Burundi Pierre Nkurunziza. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarkiisa Burundi ku wehliya mas’iiliyiin ay ka mid yihiin Wasiika Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed(Amar-dambe) iyo taliyaha Ciidanka xooga Daahir […]

Continue Reading

Baarlamaanka Kenya Oo U Yeeray Wasiirkooda Arrimaha Dibadda

Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Moniko Juma ayaa la filayaa inay maanta hor-tagto Barlamaanka dalkaasi, si ay Xildhibaanadda wax uga weydiiyaan Khilaafka Somalia iyo Kenya iyo waxa sababay in loo yeero Safiirka  Kenya u joogay  dalka Somalia, Lukas Tumbo. Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka dalka Kenya, Katoo Metito ayaa […]

Continue Reading