Taliye ku xigeenka NISA ee dhinaca howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa qoraalka is-casilaadiisa ku sheegay inuu iska casilay mas’uuliyadii uu dowladda u hayay.
Ma sheegin Taliye Daljir sababta keentay is-casilaadda
Hoos Ka Aqriso Warqada Is Casilaada