Shabakadda Ceelhuur Online ayaa maanta u dabaal dagaysa sanad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay asaaskeeda, waxaana la asaasay 27 Feberaayo 2014, Shabakadaan ayaa ah mid madaxbanaan, kana faaloota arimaha siyaasada, bulshada iyo dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana waxaana lagu soo gudbiyaa aragtiyo kala duwan.
Xarunta warbaahinta waa magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana xoogga saartaa wararka gudaha Soomaaliya.
Barnaamijyada shabakadda
- Wararka Maanta
- Wararka Galmudug
- Ciyaaraha
- Live Stream idaacada Codka Gobolada Dhexe
- Arimaha Bulshada
- News In English
- Sheekooyin
- Qalinka Qoraaga
- Waxbarashada
- Caafimaadka
- Dhaqanka
- Fanka iyo Suugaanta
- Technology
- Hormarka dalka
Shaqaalaha Shabakadda
- Maxamed Dhagacade Tifartiraha Guud
- Cabdisalaan Duceysane Madaxa Wararka
- Xafsi Xaaji Ciyaaraha
- Diirshe Cadde – Qormooyinka
Waxaa kaloo jira ilaa 8 Qoraa oo qormooyinka ku soo bandhiga shabakadda Ceelhuur Online.
Sanad Guuro wacan
Fiiro Gaar ah: Hadii aad noo heyso talo iyo tusaale, ama su’aal fadlan nagala soo xariir ciwaanadan
- Email: ceelhuuronline@gmail.com
- Facebook: Ceelhuur Online
- Twitter: @ceelhuuronline
- Youtube: Ceelhuur Online
- WhatsApp: +252615803765
- Website : www.ceelhuur.com ama www.ceelhuur.net