Sawirro: Qaraxyo lagu Qabtay Boosaaso

Wararka Maanta

Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso ayaa Gacanta ku dhigay Gaari UD ah oo waday Walxaha Qarxa, Isgaarsiin Casri ah nooca ay Ciidamadu isticmaalaan iyo Labadii Qof ee gaariga wadatay.

Gaariga wuxuu Siday Qudaar, Ciidamada oo ku baarayay Kontaroolka Laga soo Galo Magaalada Boosaaso ayaa Ogaaday in Qaraxyo saaranyihiin Gaariga kadibna waxaa la amray in rarka saaran laga dajiyo.

Baaritaan kadib waxaa gaariga laga helay Sanduuqyo Qaraxyo ah oo Dusha laga saaray Bambooyin.

FB_IMG_1496231679598 FB_IMG_1496231676482 FB_IMG_1496231673526 FB_IMG_1496231670649 FB_IMG_1496231670649 FB_IMG_1496231667890 FB_IMG_1496231664955 FB_IMG_1496231662132 FB_IMG_1496231659171