Sawirro: 12 qof ayaa ku dhintay weerar lagu qaaday Jaamacadda Mareykanka ee dalka Afghanistan

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Kooxo hubeesan ayaa Weerar isugu jira Ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen Dhismaha Jaamacada American University oo kutaala magaalada Kaabuul dalka Afghanistan, wali ma jirto cid si dhab ah u sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.

Weerarkan ayaa bilowday xalay 7:00 Pm xilliga dalka Afghanistaan, wuxuuna soo gabangaboobay 3:00 Am, Inta la xaqiijiyay Weerrakan waxaa lagu dilay 12-qof , halka dad ka badan 30-qof oo kalana ay ku dhaawacmeen, dadka dhintay ayaa la sheegay in 7-kamid ah ay ahaayeen Ardayda Jaamacada , waxaa sidoo kale weerarkaasi lagu dilay sadex booliis iyo labo kamid ahaa ilaalada Jaamacada.

Ciidamada sida gaarka ah u tabbaran ee Dowlada Afgaanistan ayaa ku guuleestay in ay soo bad baadiyaan qaar kamid ah Ardayda iyo dadkii kale ee Dhismah Jaamacada ku go’doonsanaa, waxaana Ciidamada ay dileen qaar kamid ah ragii galay Jaamacada.

Jaamacada American University of Afghanistan , waxaa iska leh Dowlada Mareykanka, waxaana Jaamacadan dhigta arday aad u badan, weerarkan ayaana noqday mid saameyn badan saakay ku yeeshay Jaamacadaha iyo goobaha kale waxbarashada ee kuyaala magaalada Kabul.

Afghan security forces stand guard after an attack on the American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan, Thursday, Aug. 25, 2016. The attack has ended, a senior police officer said Thursday, after several people were killed. Kabul police Chief Abdul Rahman Rahimi said the dead included one guard, and that about 700 students had been rescued. (AP Photo/Rahmat Gul)

Military vehicles guard after an attack on the American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan, Thursday, Aug. 25, 2016. The attack has ended, a senior police officer said Thursday, after several people were killed. Kabul police Chief Abdul Rahman Rahimi said the dead included one guard, and that about 700 students had been rescued. (AP Photo/Rahmat Gul)

Afghan men walk towards an ambulance after they were rescued from the site of an attack at American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan August 24, 2016. REUTERS/Mohammad Ismail

Afghan policemen stand guard at the site of an attack at American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan August 24, 2016. REUTERS/Mohammad Ismail

Afghan men sit in an ambulance after they were rescued from the site of an attack at American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan August 24, 2016. REUTERS/Omar Sobhani

Afghan policemen stand guard at the site of an attack at American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan August 24, 2016. REUTERS/Omar Sobhani

Students walk toward a police vehicle after they were rescued from the site of an attack at the American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan August 25, 2016. REUTERS/Mohammad Ismail

Students walk toward a police vehicle after they were rescued from the site of an attack at the American University of Afghanistan in Kabul, Afghanistan August 25, 2016. REUTERS/Mohammad Ismail

Tagged