RASMI: Valencia Oo U Magacawday Prandelli Tababarahooda Cusub

Ciyaaraha

cesare-prandelli_n4ryoddq8pcg13ya0wo3s6y6q

Valencia ayaa u magacaabay tababarihii hore ee Italy Cesare Prandelli uu u noqdo tababarahooda cusub iyagoo  heshiis cusub oo ku eg ilaa June 2018 ka saxiixday.

59-ayaa ka badalay Pako Ayestarán  xilka ka dib markii uu meesha  ka baxay, kaliya lix bilood oo uu hayay ka dib markii  Gary Neville booskaas laga cayriyay.

Tababaraha cusub ayaa loo soo bandhigi doonaa saxaafada maalinta Isniinta garoonka Mestalla.

Tagged