Mooshin laga keenay Xareed Cali Xareed (Daawo Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudoomiye ku xigeenka 1aad Barlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa laga keenay Mooshin kalsooni kala noqosho. tiro gaaraysa ilaa 30 xildhibaan ayaa mooshinkan saxiixay sida uu sheegay Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Gudoomiye Gacal oo saxaafadda kula hadlay Cadaado ayaa sheegay in uu aqbalay mooshinka laga keenay Xareed Cali Xareed. dhawaanna loo qaadi doono codka kasloonida.