Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xildhibaanadii keenay Mooshinkii kalsooni kala noqoshada Madaxweyne Farmaajo ay ka tanaasulay, iyagoo xeerinaya xasoolinadda dalka.
Gudoomiye Mursal ayaa warqad uu soo saaray ku cadeeyey wadahadal dhexmaray labada dhinac kadib laga tanaasulay mooshinkii. Ma caddda heshiiska ay gaareen labada dhinac, waxaase la filayaa inuu waqtiyada soo socda ay soo baxaan nuuca heshiiska labada dhinac.
Halkaan hoose ka aqriso warqadda.