71 Mudane oo katirsan baarlamaanka maamulka hirshabeele ayaa codka kalsoonida kala laabatay madaxweynaha maamulka hirshabeele cali cabdulaahi cosoble sida ay sheegayaan warar aan jowhar kaheleen.
sodoo kale xiisad ayaa kataagan goobtii baarlamaanka ay kushirsanaayeen ayadoo ay ciidamo isku gadaameen goobtii ay baarlamaanku ku shirsanaayeen.
faafaahin dib kala soco