Waxaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug ciidamo hordhac ah oo ka socda Howlgalka Midowga Afrika AMISOM, ciidamadan ayaa gaaraya ku dhawaad 100 askari.
Afhayeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob da’ay oo saxaafadda la hadlay ayaa faafaahin ka bixiyey ciidamada maanta soo gaaray magaalada Cadaado, isagoo ku sheegay ujeedada imaanshaha ciidamadan tahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen suggidda amniga goobaha Doorashada magaalada Cadaado.
Halkaan Hoose ka dhageyso wareysiga afhayeenka
Comments are closed.