DEG DEG:Dowladda Somalia oo war kasoo saartay Xasuuqii Bariire

Wararka Maanta

Wasiiska Warfaafinta Somalia Eng C/Raxman Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa soo saaray War-Saxaafadeed la Xariira Dhacdada manta ee Bariire.

Wasiirku Waxuu Sheegayaa in 25 August 2017 Maalin Jimce ah  Aroortii oo saaka ku beegnayd ay Ciidamada Dowladda Somalia ee  SNA iyo Saxiibadooda Maraykanku Fuliyeen Howlgalo Degaanka Bariire ee Shabeellada Hoose Howlgaladaas ayuu Eng Yariisow Sheegay in lagu bar tilmaameed saday Xoogag ka tissanaa Al-Shabaab aysana jirin Shacab ay wax yeelo soo  gaartay sida ay ku heleen Natiijada Howgalka.

Balse Wasiiska aya Sheegay in uu jiro Howgal kale oo isla Aaga Bariire ah ayna baarayaan hadii uu jiro xasuuq Shacab an waxba galasan.

dadka Somaliyed Ayuu Wasiir Yariisow ugu baaqay in ay is dajiyaan Dowladda na laga war sugo

 

Hoos ka Akhri Qoraalka Wasiirka

FB_IMG_1503689023267

 

Cali-yare Adam

Ceelhuuronline