Daawo: Xildhibaanada Cadaado oo ka horyimid Waxa ka socda Dhuusamareeb

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Xildhibaano laga soo doorto Degmada Cadaado oo ka tiransan Barlamaanka Galmudug ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado. iyagoo ka hadlay arimo xasaasi ah. halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

share garee